Abaanduullaha Xoogga dalka oo kormeeray jiidaha dagaalka ee gobolka Sh/hoose (Sawirro)

Abaanduullaha Ciidanka Xoogga dalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa kormeeray difaacyada ciidanka ee duleedka degmada Afgooye gobolka Sh/hoose. Waxaa kormeerka ku wehliyey taliyaha Guutada 7aad Col. Xassan Maxamed Abuukar iyo saraakiil kale, waxayna u kuur-geleenĀ  xaaladda Ciidanka xoogga dalka ee ku jira difaacyada hore. Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa warbixin ka dhageystay saraakiishii ku sugnayd … Continue reading Abaanduullaha Xoogga dalka oo kormeeray jiidaha dagaalka ee gobolka Sh/hoose (Sawirro)